- Description
- Updates
- FAQ
- Comments
- Backers
Pay securely on Gargaar.com. We use the latest encryption technology to keep you safe. The payment is processed by Stripe Payment Gateway and your payment details are not stored on this site.
Xanaano Foundation waxay u tagantahay marwalba, xanaaneynta agoonta aan heysan wax daryeel ah, uraadinta caafimaad, waxbarasho bilaash ah.
Wixii warbixin dheerad ah waxa aad kala xariiri kartaa emailka hoos ku qoran iyo talefankan:
Ahmed Hanano: 95112273 ama
email: hanano.development@gmail.com
Walaal ducada iyo deeqda isugu dar walaalaha abaartu dhibta badan ku hayso.