- Description
- Updates
- FAQ
- Comments
- Backers
Pay securely on Gargaar.com. We use the latest encryption technology to keep you safe. The payment is processed by Stripe Payment Gateway and your payment details are not stored on this site.
Please help build school for these orphans
Halkan waa taxfiid qur anka kariimka ah lagu barto waxaa dhigta 128 carur ah 48 kamid ah waa agoon badan koodna waxaa dhalay qowsas danyar ah oo aan waxbo haysan
Waxaa kudumay meshi ay wax ku baranayeen waxayna daris layihiin qoraxda dabaysha iyo kulelka ced ceeda gogolna haba sheegin sidoo kale loma hayo tabar dhaqaale oo wax logu dhiso kitaanana mahestaan
Madarsana waxay ku talaa xerada qaxotiga ee Dhagahley oo kamid ah xeryaha Dadaab ee dalka Kenya
Dhamaan musliminta Somaliyed muxsininta kheirka badan waxaa laga codsana yaa in ay kasoo qeb qataan
Dhismaha meshan waxaa kubixi lacag 1500$ dolar ah 100$ dolar oo kamid ah waa la hayaa waxaana dhiman 1400$ dolar hadaba qofkasta naxariis badan oo kana xaaya saqiirkan agoonta iyo masaakinta ah waxaa laga codsan in ay kasoo qeb qataan dhismaha guriga lagu baranayo kalaamka alle
Wixii faa fahin ah +254708094340
Waxaan sugnaaba waa muxsininta naxariista badan ee adiga aqrinaya shekadan aad kamid tahay mahadsanidiin
By wariye mohamed baaruud Hussein Dadaab Kenya
Follow us on social media: