Masjid Tawfiiq Oslo

Posted on October 22, 2018
Category: Masjid
0%
$0 raised
0 donors
Help Masjid Tawfiiq in Oslo, Norway
Tawfiiq Kulturhus Created 1 Project View Website
  • Description
  • Updates
  • FAQ
  • Comments
  • Backers

Pay securely on Gargaar.com. We use the latest encryption technology to keep you safe. The payment is processed by Stripe Payment Gateway and your payment details are not stored on this site.


The money will go the daily running cost of the Masjid. Lacagta waxaa lagu isticmaalaayaa qarashka maamulida masaajidka. Fadlan ka qaybqaado inta aad kartid.

Arrimaha Bulshada
Arrimaha bulshada ee Masjidku qabto waxaa kamida, Wacyi gelinta bulshada, ururinta madlamka, Xalinta khlifaadka qoysaska, Booqashada dadka xanuunsan, Qaban qaabinta aasintaanka dadka dhinta iyo arimaha la xidhiidha barbaarinta ubadka.

Dugsiga
Adeegyada masaajidku xubnihiisa u qabto waxaa kamida dugsiga. Dugsiga waxay ardaydu ku bartaan diinta Islaamka qaybaheeda kala duwan, sida Barashada Qur’aanka Kariimka, Axaadiista iyo Fiqiga, Tarbiyada Islaamka, Taarikhda Islaamka iyo Luuqada carabiga.

Dhalinta & Caruurta
Masaajidku wuxuu siiya taakulayn iyo talo bixin ku saabsan ubadka, dhalinyarada iyo waalidiintooda.

Mu’tamar
TIS wuxuu xubnihiisa iyo ummada Soomaaliyeed ee ku dhaqan wadamada Scandinefiyaanka u qabtaa muctamar sanadle ah. Kulankan wuxuu masaajidku ugu talo galay sidii bulshada loogu faa’idayn laha arimaha la xidhiidha ku dhaqanka diinta Islaamka iyo wacyi gelin guud.

Hajj & Cumrah
Qaybta Hajjka iyo Cumrada waxay walaalaha u diyaariyaan gudashada Hajjka iyo Cumrada. Waxayna ka mid tahay adeegyada masaajidku qabto.

Dhismaha Masjidka
Dhismaha masaajidku wuxuu ka kooban yahay: Basement (underground) iyo shan dabaq oo sare oo isugu jira ; – Fasalo. – Qaacooyinka salaadda (ragga iyo dumarka) . – Xafiisyo. – Maktabadda Wax lagu akhristo.

Follow us on social media:

Leave a Reply

Your e-mail address will not be published. Required fields are marked *

WhatsApp chat