1%
$10 raised
2 donors
Help Somali mother with mentally ill orphan boy tied to a tree for 18 years
Somalian Crowdfunding Association Created 3 Projects
  • Description
  • Updates
  • FAQ
  • Comments
  • Backers

Pay securely on Gargaar.com. We use the latest encryption technology to keep you safe. The payment is processed by Stripe Payment Gateway and your payment details are not stored on this site.


18 sano ayuu geedkan ku xiran yahay dhimirka.ayaana laga hayaa miskiinkan.Somaliyed waxaa haysay Hoyadii oo rafaad aduun iyo silac kumudatay daryeel xumo qorax dhaxan gaajo iyo macaluul ayaa usii dheer xanuunka miskaxda ee uu la xiran yahay

Waligii isbitaal lama gaynin iclaaj ama quran saarna laguma.dayin waxayna hoyadii ishegtay in ay tabar dhaqaale iyo garab uwayday isla.markaana ay habeen iyo malinba wardiyayso si usan uga dhumin

Guri uma hayso gogol iyo cunana hasheegin waxayna musliminta Somaliyed ka codsatay in ay soo cawiyaan

Waa beer wax dhalay hooyo Somaliyed mudo badan oo ay kor fadhiday wiilkeeda oo 18 sano geed ku xiran lafteeda waxay noqotay bukaan socod aysan cidna ka war qabin

Marar badan ayay ilmaysay xususta iyo xaalada adag ee aysan cidna uga maciinin

Hadaba dhamaan umada Somaliyed ee Naxariista badan waxaa laga codsana yaa in ay cawiyaan Hooyadan Somaliyed oo ku nool.Dhadhaab Kenya

Wixii fafahin ah kala xirir
+254708094340

Follow us on social media:

Leave a Reply

Your e-mail address will not be published. Required fields are marked *

WhatsApp chat