- Description
- Updates
- FAQ
- Comments
- Backers
Pay securely on Gargaar.com. We use the latest encryption technology to keep you safe. The payment is processed by Stripe Payment Gateway and your payment details are not stored on this site.
Walalayaal haala caawiya islaantaan xanuunsan. Waxaa ka soo baxay buro qanjiraha iyo meesha hoose. Aad ay u murugaysantahay.
Waxay dagantahy magaalada Suuf la dhaha. Muqdisho ayaa la rabaa in loo qaado sida ay qalitaan u hesho. Fadlan ku caawi inta aad kartid. Ka docayso islaantaan cid kale ay u maqneen. Donate taabo oo inta aad rabtid ku qor.
Mahadsanid.
Follow us on social media: