BUSHAARO
HA MAOGAAN
SHIRKADAN CUSUB EE GARGAAR
SOONA BOOQO DHAWAAN
SIINA DIYAARI DALABKAAGA
Hamoogaan Gargaar, kana adeego Gargaar
Gargaar waxa aad uugu soo hagaagi kartiin dhismooyin kaladuwan sida:
1- dhismaha guryaha baayacmushtarka
2- dhismaha guryaha warshadaha
3- dhismaha guryaha hoyga ah
4- dhismaha guryaha bulshada
2007- All rights reserved by Gargaar design center
Dhismaha guryaha baayacmushtarka waxaa ka mid ah guryo badan oo mar lawada dhisaayo oo hoy unoqon kara dad badan. Waxa weye guryo badan oo xaafad noqonkara sida project-ka White Sand Village een Hargeisa meel u dhow laga wado.
Gargaar waxa ay idinka caawinaysaa, sida xaafadaa loo dhisi lahaa. Taas oo si habeysan oo macquul ah loo dhisaayo. Waxyaaba muhiimka ahi waxaa weeye:
- nashqado guryo oo kala duwan, kala waaweyn oo qofkasta qanciya
- habaynta wadooyinka, biyaha, bulaacadaha
- habaynta meelaha cagaarka laga dhisaayo
- habaynta guryaha bulshada ka dhexeeya sida iskuulada, xafiisyada, dhakhtarada
- iyo waxyaabo badan oo halkan lagu soo koobi karin
Dhismaha guryaha warshadaha nooc kasta. Waxaa kamid ah warshada kaluunka, ta sibidhka. Markaa dhismahani waxaa weeye hoolal waaweyn oo warshad noockastaba loo istic maali karo. Hoolalkaa oo laga sameeyay bir (steel structures), ama qori (timber structures).
Gargaar waxa ay fikrad kaa siinaysaa sida aad u dhisi lahayd dhisme ku qanciya oo aan kugu qaali ahayn.
Dhismaha guryaha hoygu waa kuwa iminka dadka badankiisu uu dhisto. Dad badan oo qurbaha jooga oo doonaaya in ay mustaqbalka dhow ay wadanka ku soo noqdaan ayaa ku dadaalaaya in ay guri dhistaan. Dadkaa qurbaha jooga oo doonaaya in ay nashqad ay ku qancaan ay dhistaan.
Hadaba Gargaar waxaa weeye shirkad idinla fahmeysa baahidiina iyo dookhiina. Guryahan oo noocya badan leh sida fooqaq, guryo gaaban, qaar villa ah...
Ugu danbayn Gargaar waxaa ay idiinla diyaar tahay dhismaha guryaha bulshada. Kuwaa oo ay ka mid yihiin iskuulada, dhakhtarada, biriijyada, dhismayaasha dawlada.
Guryaha bulshadu si da iskuulada ama see jaamacadahu waxaa weeye dhismayaal muhiim u ah hore u marka dalka iyo dadweynaha. Waana kuwa wakhtigan la joogo bulshadu ay dhisato.