BUSHAARO
HA MAOGAAN
SHIRKADAN CUSUB EE GARGAAR
SOONA BOOQO DHAWAAN
SIINA DIYAARI DALABKAAGA
Hargeisa Bridge
Iskaa wax uqabso
" Tan iyo markii ay daadadku burburiyeen biriishkii labaad ee magaalada Hargeysa waxa dadka ku nool xaafadaha u dhow halkaasi dhibaato ka haystay isku talowga. waxana biriishkaasi oo ah nooca loo yaqaano (Irish Birish) daadadku qaadeen bishii April ee sanadkii ukaa waqtigaasina ma jirin cid gacan ka gaysatay dib u dhiskiisa, walow ay jireen codsiyo loo gudbiyay hay`adaha bixiya mucaawimooyinka hadana waxba taasi kama qarsoomin.
hasa yeeshe dawlada Somaliland ayaa ku dhawaaqday in loo baahan yahay in dadweynuhu gacan ka gaystaan dib u dhiska biriishkaasi.

waxana la magacaabay gudi kuwaasi oo iyana qaaday talaabooyin muhiima si ay u dhaqaajiyaan howshaasi baaxada leh gudidaasi waxa ay Account-yo ka furteen Baanka magaalada Hargaysa iyo shirkada Dahab-shiil waxana ay cid kasta ugu baaqeen in ay gacan ka gaystaan dib u dhiska biriishka labaad ee Hargaysa ".
Sida uu ku waramay, wargayska Saaxil.net
2007- All rights reserved by Gargaar design center
Different sectors
Commercial sector
Industrial sector
Housing sector
Public sector
Home
Services
Projects
Traditional housing
Somaliland Architecture
Knowledge Centre
News
Contact Us
Hargeisa new bridge, designed bij SRA (Somaliland Road Authority), drawed bij Gargaar A&E
Sawiradan hoos kutaxan nashqada waxaa iska leh SRA, waxaa sawirayna Gargaar A&E
Updated 26-12-2006
Wixii caawitaan ah kala xidhiid shabakadda biriijka, guji halkan