BUSHAARO
HA MAOGAAN
SHIRKADAN CUSUB EE GARGAAR
SOONA BOOQO DHAWAAN
SIINA DIYAARI DALABKAAGA
Education of Civil Engineering
Ku soo dhawaada bogan, waxbarashada dhismaha
Halkan waxa aad kala socondoontiin usbuuckasta, waxyaabo ku saabsan dhismaha oo aqoon kororsi idiin ah.
Waa maxay dhismuhu, inteebuu u kala baxaa, maxaa wax lagu dhisaa, imisa kooxood ayuu dhismuhu ka dhaxeeyaa, sidee loo xisaabiyaa qarashka ku baxa dhismaha, meelkasta dhismo miyaa laga samaynkaraa, sidee loo maamulaa dhismaha,...
waa qaar kamid ah suaalaha aanu isku dayidoono in aanu kaaga jawaabno bogan mustaqbalka soo socda.
Building materials:
1: Concrete: shub
2: Steel: Bir
3: Timber: Qori
4: Masonry: Dagaxaan, jaajuur
5: Glas: Quraarad
Wax suaal ah oo ku saabsan dhismaha hadii aad qabto, fadlan nagala soo xidhiidh:
a_abdurahman@hotmail.com
2007- All rights reserved by Gargaar design center