BUSHAARO
HA MAOGAAN
SHIRKADAN CUSUB EE GARGAAR
SOONA BOOQO DHAWAAN
SIINA DIYAARI DALABKAAGA
2007- All rights reserved by Gargaar design center
KU SOO DHAWAADA SHABAKADDA GARGAAR ARCHITECTS & ENGINEERS
Waa ayo Gargaar:
Gargaar waa shirkad cusub oo caalami ah samaysana nashqadaha guryaha, xafiisyada, warshadaha iyo iskuulada intaba. Samaynta nashqada waxaa usii deer xisaabinta iyo farakuhayta maamulka dhismaha.
Waa shirkad ay soo dhiseen dalinyaro waxkusoo baratay khibradna kasoo qaadatay wadamada reer yurub. Sidaa daraadeed waxaa hubaal ah in nashqad guri oo aad aad ugu qanacdo laguu sameeyo.
Hoygeedu waa halkee:
Shirkadan iminka ahaan waxa salkeedu uu yahay yurub. Qofkasta oo somali ah na wuxuu kalasoo xidhiidhi karaa meelkasta oo uu joogo. Gaar ahaan waxa aan aad uugu diyaarnahay somaalida kala joogta yurub, asia iyo amerika ee jecel in ay mustaqbalkan daw wadankoodii hooyo ay guryo ka dhistaan.
Dhismo ku qanciya:
Hoygu waa ta labaad, nabada ka dib, ee uu qofka binu ademku u ubaahanyahay. Hoygu waa meesha lagu nasto. Sidaa daraadeed waxa muhiim ah in aad ku dadaasho in aad guri dhisato aad kuu qanciya. Naasib wanaag waxaanu kula garab taaganahay hadii aanu nahay Gargaar Architects & Engineers si aanu waxa aad jeceshahay ee niyadaada ku jira aan kuugu hirgalino.
Gargaar Architects & Engineers is a young company with an experienced staff. We are engineers, architects and consultants operating specialy in the east african countries. The basis of the firm was founded in 2005 in Europe. Our activities include buildings for different sectors as housing, industrial, commercial and public sector.
Innovative and unique ideas of Gargaar A&E
Creative works of Gargaar A&E